Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulan Balaaran oo ay Kasoo qeyb-galeen ganacsato iyo Mas’uuliyiinta Rugta Ganacsiga ayaa xalay lagu Qabtay Magaalada Kismaayo.
Kulankaasi lagu doortay Xuseen Raabi Kaahin in uu Noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaana uu Doorashadaan kaga Guuleystay Diinle Maxamed Oo la tartamayay.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.