Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudumiyaha degmada kismaayo Mudane Ibraahim Maxamed Yuusuf Timi Jilic iyo ku xigeenkiisa ayaa waxa ay dhagax dhigeen mid ka mid ah wadooyinka mara xaafada Farjano gaar ahaan waaxda Siinaay ee Magaalada Kismaayo
Wadadan waxaa lagu sameeynayaa dayac tir iyo dib u habeyn walow markii hore ay aheyd mid xili roobaadka ay fariistaan biyaha roobka taasoo dhibaato iyo caqabad ay kala kulmaan dad weynaha iyo gaadiidka istimaalaya wadada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.