Afmadoow(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha deegaanka Bilis-qooqaani Muuse Macalin Aadan ayaa waxa uu ka wrbixiyey xaladaha ka jiro deegaanka,Sida dhanka Caafimaadka ,waxbarashada iyo amniga deegaanka.
Gudoomiyaha ayaa waxa uu sheegay in deegaanka caqabad ka heysato leerarka cadceeda ku shaqeeyo waxaa uuna wasaaradda ku shaqada leh ee Dowlada Goboleedka Jubbaland ka codsaday in deegaanka ay soo gaarto.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.