Dhir-beeris laga sameeyay Degmada Af-madow

0
273
Af-madaw-(Idaacadda Waamo)-Dagmada Af-madow oo kamid ah dagmoodiynka ugu waaweyn Dowlad Goboleedka Jubbaland , waxaa ka socdo horumaro kala duwan ee oo ay dadka deegaanka sameynayaa.
 Sida aan ognahay Dhirta waxa ay muhiim u tahay bilicda deegaanka waxaana deegaanka ay ka ilaalisaa nabaad guurka.
Hadaba Agaasimaha wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa  dhir lagu beerayo wadooyinka dagmada Afmadow ku wareejiyay ururka dhallinyarada degmadaasi si ay ugu beeraan wadooyinka waaweyn ee dagmada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here