Bukaanada Qaba Xanuunka Sonkorta oo Talooyin Caafimaad Loo Soo Jeediyay

0
318

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa ay qaar kood la xanuun sanayaan xanuunka sonkorta iyadoona saameyn gaar ah ku yeelatay bukaanka qabo hadaba waxaa jiro bukaano iyaga la nool xanuunkan,yo kuwa haatan halis ugu jiro in ay ku dhacdo taasi oo jirto awgeed dhaqaatiirta ayaa xili kasta ku baaqo in dadka ay sameeyaan jimicsi badan si ay uga hortagaan Cayilka.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here