Gudoomiye ku xigeenka Golaha Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay

0
458

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka jiro Ururo badan oo ka shaqeeya wacyi gelinta bulshada,Dalxiiska iyo Nadaafada.

Ururka Golaha Dhalinyarada Degmada Kismaayo ayaa waxaa uu ka mid yahay Ururada ka shaqeeya gudaha magaalada,waxaana ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay Gudoomiye ku xigeenka Golaha.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here