Haweenka Magaalada Kismaayo oo ka qeyb qaato soo celinta Bilicda Deegaanka

0
340

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa mudooyinkii danbe muuqata in gabdhaha dhalinyarada ah ee ku nool Magaalada Kismaayo ay kaalintoda ka qaataan ka shaqaynta nadaafadda iyo bilic soo celinta deegaanka.

Halka markii hore ay nadaafadda magaalada ka shaqayn jireen Haweenka balse hada gabdhaha dhalinyarada ahayaa waxay  iska kaashadaan sidii looga shaqayn laha bilicda degaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here