Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulan ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Relief oo ka mid ah Hay’adaha ka howl-gala magaalada Kismaayo
waxaana kulanka ka soo qeyb galay ururada bulshada riyadka Jubbland iyo mamulka degmada kismaayo.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.