Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalaada kismaayo waxaa ka jira goobo badan oo Cilaanka lugu saaro, waxaa jira Haween badan oo ay shaqo abuur u noqtay xarumaha lugu saara cillaanka.
xarunta Hanaan peaty saloon waxaa ay ka mid tahay xarumaha Cillaanka ay ka saartaan dumarka ku nool magalaada kismaayo,waxana shaqo abuur ay u noqotay Haween badan.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.