Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaarada arrimaha dastuurka Jubbaland oo kaashaneysa wasaarada arrimaha gudaha dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa maanta tababar ka furay magaalada kismaayo,tababarka ayaa ku saabsanaa hanaanka dhab u heshiisiinta qaran ee dalka waxa uuuna socon doono mudo labo maalin ah.
Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.