Jaamacada Jubba oo Bilowday Qaadashada Arday Cusub

0
311

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xilli ay dib u furmeen goobaha waxbarashada dalka,islamarkaasna saameeyn gaar ah uu ku yeeshay xanuunka Covid-19 ayaa waxa ay jaamacada dalka ay bilaabeen in ay qaataan ardey cusub

Jaamacada Jubba ee magaalada kismaayo ayaa  bilowday hubinta imtaxaanaadka ardeyga ku biiraya jaamacada,ardeydan oo ka soo baxay dugsiyada sare ee Jubbaland gaar ahaan degmada kismaayo.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here