Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanad walba waxaa ka soo af-laxa dugsiyada sare ee magalaada kismaayo ardey badan kuwaas oo radinaya in ay siii wataan heerarka kal duwan ee waxbarshada.
Qaaarkooda ardeyda waxaa ay iska qoraan xarunta Tababarka macalimiinta ee Jubbland,
Xarunta ayaa waxaa la asaasay sanadii 2018.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.