Qaar ka mid ah Haweenka Magaalada Kismaayo oo ka hadlay Tacaddiga Haweenka lagula kaco oo ku soo badanaya Dalka

0
282
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa mudooyinkii danbe  gayigeena Soomaalida ku soo badanayay tacadiyadda lagula kaco Haweenka Soomaaliyeed kuwaas oo ay ka mid yihiin  kufsiga iyo dilka .
horaantii bishaan ayay ahay markii Xamdi Maxamed Faarax oo ahayd Gabadh dhalinyaro ah magaalada Muqdisho loogu geeystay dil iyo kufsi,hadaba qaar ka mid ah Haweenka ku nool Magaalada kismaayo ayaa ka hadlay tacadiyadda Haweenaka lagula kaco.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here