Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalda Kismaayo waxaa ugu badan ee laga isticmaala waa biyaha macaan ee laga soo dhaamiyo Ceelasha biyaha,Bulshadda badanaa waxaa ay ku tiirsan yihiin isticmaalka biyaha macaan ee laga soo dhaamiyo Qaar ka mid ah xaafadda Kismaayo.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.