Maamulka Gobalka Jubbada hoose oo ka hadlay dhibaatooyinka Caafimaadka ee ka taagan deegaanka qaam-qaam

0
296
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaam-Qaam waa deegaan kamid ah deegaanada dhaca dhanka waqooyi ee magaalada Kismaayo.
Deegaanka ayaa laga soo  sheegayaa dhibaatooyinka dhanka Caafimaadka ah haba ugu horeeyaan dhibaatooyinka ay la kulmaan hooyooyinka marka ay umulayaan.
Hooyooyinka kunool Deegaanka Qaam-qaam ayaa dhibaato ku qaba deegaanka oo aanan laheyn xarun Caafimaad ama xarun loogu adeego hooyada iyo  dhalaanka kunool Deegaankaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here