Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad goboleedka Jubbland ayaa waxaa ay ururka haweenka degmada Afmadoow u qabteen kulan looga hadlayey sidii ay Haweenka uga mid noqon lahayeen golaha deegaanka.
Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.