Maalinta Nabadda Aduunka oo Maanta Dunida Looga Dabbaal-degayo

0
325

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maanta oo ay ku beegan-tahay 21 Septemper waxaa markii ugu horeeysay laga xusay Aduunka maalinta Nabadda Caalamiga ( International Day of Peace) waxaana xiligaasi ay aheyd sanadkii 1981 kii.

Balse Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa sanadkii 2013 kii u asteeyay in 21,da September in waxbarasho lagu soo afjaro dagaaladda  Sokeeye ee ka jiray wadamada qaar,isagoona raacayay xuska Maalintaan Caalamiga ah ee Nabadda.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here