Guddiyada joogtada ee golaha Wakiilada Jubbaland oo ansixiyey hindise sharciyeedka tayo-dhowrka Jubbaland

0
335

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kulanka ay maanta  yesheen  guddiyada joogta ee Baarlamalka  Dowlad-goboledka Jubbland oo ay  shir Guddoominayeen labada Guddoomiye  ku xigeen  ee guddoonka Baarlamanka  ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Hindise- Sharciyeedka TayO dhowarka Jubbland.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here