Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashad Jubbaland oo ka warbixiyay Tayada Waxbarashada Gabdhaha

0
337

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Cismaan Siyaax oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Waamo,ayaa ka warbixiyay horumarada ay ka gaareen tayeynta Waxbarashada Gabdhaha.

Cabdinuur Samriye ayaa wareysigaan la yeeshay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here