Warbixin:Tababar loo qabtay Hawl-wadeenada Idaacadda

0
319

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tabarkan oo mudo lix { 6}  cisho ah socday kuna qabsoomay aalada fogaan araga ama barta Zoom-ka ayaa maanta u soo gaba gaboobay Halwadeenada warbaahinta waamo.

Mudadii uu tabarkaan socday ayaa lagu baranayay casharo kala duwan oo ku saabsan Shaqada warbaahinta sida Tabinta doorashooyinka ,doorka warbaahintu ay ka qaadato wacyigalinta caabuqa covid19  iyo sida ugu wanaagsan ee loo isticmaalo qaybaha kala duwan ee baraha bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here