Wasaarada deegaanka dalxiiska dowlad goboleedka Jubbaland oo Wada wacyi galin ku aadan isticmaalka gaaska

0
254
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gaaska ayaa waayadaan dambe soomaalidu uga sii maarmeysaa istismaalka shidida dhuxusha.
Shirkadaha gaaska ayaa waayadan dambe kusoo badanaayo deegaanada Dowlada gobeleedka Jubbaland iyada oo bulshada ku nool Magaalada Kismaayo ay si weyn ula qabsadeen isticmaalka gaaska cunada lagu karsado.
Haddabo wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa wado wacyi galin ku aadan isticmaalka gaaska loo istcimaalo cunna karinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here