Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maanta waxaa dib loo furay Jaamacadda Jubba ee Magaalada Kismaayo oo u xireenad sanad diraasiga tasoo ay u faseexan ardeyda inaye qataan fasax sanad dugsiyeed ee Jaamacadda.
Kulanka maanta Jaamacadda Jubba ay u qabtay ardeyda ayaa waxaa loga hadlay waxbaha looga bahan yahay qofka ardeyga ah iyo inuu si rasmi ah u bilaabamay Cashirada fasalada Jaamacadda Jubba waxayna macalimiinta ka soo qeyb kulankan ku dhiiri galiyeen ardeyda in ay ku dadalaan Waxbarshada.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inoga diyaariyay.