Ururka Dhalinyarada Degmada Afmadoow oo Dad danyar ah ku wareejiyay Harqaanno

0
396

Afmadoow(Idaacadda Waamo)-Degmada Afmadoow ayaa waxay mid tahay degmooyinka hoos taga dowlad goboleedka Jubbaland bulshada ku nool degmad ayaa waxaa ay qaarkood yihiin kuwa danyar oo aan heeysanin adeeg asaasiga u ah nolasha.

Ururka dhalinyrada degmad Afmadow  ayaa  waxaa deeq Harqaanada ay gaarsiiyeen qaar ka mid ah  dadka danyar ee  ku nool degmada Afmadoow ,waxaana deeqdaan  loogu tala galay inay ku raadsadaan nolal maalmeedkood maalinlaha ah.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here