Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa mara hal Laami, kaas oo halbowle u ah dhammaan Xaafadaha magaalada,Laamigaan ayaa ah mid mashquul badan,taas oo mararka qaar uu istaago isku socodka gaadiidka.
Hadaba shacabka ku nool magaalada Kismaayo iyo dadka isticmaala gawaarida yar yar ayaa cabasho wayn ka muujiyay Gawaarida dadweynaha ay raacaan ee B-L,ka oo dhamaantoood ah isteerin midig.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.