Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool maagalada kismaayo ayaa qaar kood waxa ay sameysteen xirfado ay ku shaqeystaan si ay u hormariyaan qooskooda.
Dhalinyaradan ayaa waxa ay leeyihiin xirfada farsamada gacanta iyagoona haatan ka maareeyo nolashooda.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.