Ardayadii gashay Kaalinta 23-aad ee Imtixaanaadkii Dowladda oo Abaal-marin la gudoonsiiyay

0
249

Afmadoow(Idaacadda Waamo)-Jaaliyadda soomaaliyeed ee ka soo jeeda degmada Afmadoow ee gobalka Jubbada hoose ayaa waxay  abaal marin u sameeyeen Fardowsa Xuseen Khaliif oo aheyd ardayadii kaalinta 23,aad ka gashay imtaxaanaadkii ay qaaday dowlada Soomaaliya  oo dhawaan la shaaciyey .

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here