Dhaqaatiirta Magaalada Kismaayo oo Bulshada ugu baaqay in ay Ilaaliyaan Nadaafadda

0
275

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurada faafa ayaa ah kuwa saameyn ku yeeshay bulshada soomaaliyeed iyadoo ay jiraan dadyow farabadan oo xunuun kaasi la jiifa

Hadana waxaa isa soo taraya fariimaha wacyi-galinta oo ku aadan sidii loga fogaan lahaa cuduradaasi

Hadaba Dr Cabdiraxmaan Macalin Xasan ayaa waxa uu ka warbixinayaa saameeynta cudurada faafa ku yeelan karaan bulshada.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here