Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haween badan oo Soomaaliyed ayaa waxaa ay ku shaqeeyan duruufo adag,waxaa ayna qabtaan shaqooyin kala duwan si ay nolol maalmeedka qayskooda u soo dhiciyaan,waxaa jira haween ku nool Magaalada Kismaayo oo ka ganacsada cowska ma calafka xoolaha lasiiyo,waxayna codsadeen in shaqo abuur loo sameeyo.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.