Warbixin:Dhalinyarada Qashinka ka Qaada Xaafadaha Magaalada kismaayo & qaabka ay u shaqeeyaan

0
244
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa jiro dhalinyaro da’yar oo kunool magaalada Kismaayo kuwaas oo nolol maalmeedkooda ka raadiya iney xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo ka qaadaan qashinka iyagoo geeya qashinkaasi goobaha loogu talagalay.
Hadabo dhalinyaradaasi ayaa waxa ay ii sheegeen lacagaha yar ee ay ka helaan shaqadaasi ay ku maareeyaan  nolol maalmeedkooda iyo walibo tan qoyskooda, dhalinyaraan ayaanan haatan waxbo baran oo aan jaanis uhelin iney waxbartaan waxayna la daalaa dhacayaan  noloshooda iyo tan qoyskooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here