Isbitaalka Jaamacadda Kismaayo oo  bilaaby ol’ola indha fiiqid ah

0
336

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaaya waxaa ka socday  mashruuc indha fiiqid ah,dadka lugu bilabay waxaa ay isugu jiraan  dad waayeel ah , dhalinyro iyo caruur yar-yar , waxaan mashruucan ka faa’iidestay ku dhawaad 520 qof.

Dadka qaar indha fiiqida lagu sameyey waxaa ay qaarkood  ka yimaadeen dagmada Afmdow iyo tuulooyinka u dhadhaw Kismaayo, Mushruucan indha fiiqida  ah  waxaa bilaabay  isbitaalka Jamacada Kismaayo ee Magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here