Maamulka Iskuulka Waamo ee Degmada Afmadoow oo ka waramay saameynta uu Covid-19 ku yeeshay Iskuulka

0
484
Afmadoow(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Covid19 ayaa waxaa uu saameeyey dhamaaan xarumaha waxbarashada ee dalka, dugsiga waxbarashada degmada Afmadoow ee gobalka Jubbada hoose waxaa uu ka mid yahay goobaha uu saameeyey xanuunka safmarka ah ee Carona-virus.
Maamulka Iskuulka Waamo ee degmada Afmadoow Nadiir Muuse Ismaaciil ayaa ka warbixiyay saameynta uu Iskuulka ku yeeshay Covid-19.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here