Haweenka ku Ganacsado Suuqa Farjano oo codsaday in laga hagaajiyo Solaradda

0
279

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Suuqa Farjano ee magalaada kismaayo wuxuu ka mid ahaa suuqyada ugu wanaagsanaa barisamadkii,iydoo dadka degan Xaafadda Farjano ay u adeeg doonan jireen.

Hadaba qaar ka mid ah Haweenka ka ganacsada suuqa Farjano  ayaa waxaa ay ka cod sadeen dowlada iyo  Hay’adaha ka howlagala magalaada Kismaayo in laga hagaajiyo leydhadhka  cadceedda ku shaqeeya si ay suuq oga ganacsadaan Habeenkii.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here