Haween Ku Nool Magaalada Kismaayo oo sameeya Agabyada kala duwan oo Hida iyo Dhaqanka ah

0
363

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dunida umad waliba waxaa ay leedahay Hido iyo dhaqan u gaar ah oo ay dad yowga kale kaga duwan yihiin,sidaasi si la mid ah bulshada Soomaaliyeed waxaa ay leedahay Hido iyo dhaqan aan kaga duwanahay umadaha kale ee caalamka.

Haween iskood isku xilqaamay ayaa ku guulaystay in ay Dagmada Kismaayo ka hirgaliyaan Xarun laga heli karo alaabaha hidaha iyo dhaqanka,Xarunta hormarinta haweenka Hiddo ayaa lagu iibiyaa alaabaha kala duwan ee soomaalidu dhaqanka uleedahay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here