Warbixin:Farshaxamiiste ka bartay xirfadda Farshaxanka Barta Youtubka

0
322

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Farshaxanka waa mid ka mid ah waxyaabaha lagu barto goobaha farsamada gacanta iyadoo ay jiraan dhalinyaro badan oo baratay xirfadaan oo sameeyaa farshaxanka noocyadiisa kala duwan.

Maxamed ahmed Dhayib waa mid kamid Dhalinyarada baratay Farshaxanka kana Bartay  Youtubeka, waxaa uuna ka waramay sida uu u bartay farshaxanka iyo caqabadaha uu la kulmo marka uu sameynaayo iyo sida ay bulshada uga iibsadaan waxyaabaha uu sameeyo.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here