Warbixin:Hooyo Soomaaliyeed oo mudo Rubuc Qarni ah ka Ganacsaneysay Iibinta Miraha Qumbaha

0
360

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Luul Maxamed Samriye waa Hooyo Soomaliyed oo ku nool degaanka Goobwayn oo qiyaasti 13,KM dhanka waqooyi kaga beegan maagalad kismaayo,waxaa ay ka ganacsataa miraha Qunbaha oo ka mid ah dalagyada dalkeena ka baxa loona isticmaalo siyaabo kala duwan oo ay ka mid tahay in laga sameeyo saliida naar jiinta,waxyana shaqadaan ku soo dhex jirtay mudo 25,sano ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here