Jubbland Oo Bilowday Hubinta Dawoyinka Yaala Xaruumaha Caafimaadka ee Ku yaala Degmada Kismaayo

0
283
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qorshahaan  Hubinta Dawooyinka Yaala Xarumaha Caafimaadka  ee Degmada Kismaayo  ayaa looga gol-leeyahay sidii Hay’adaha Caafimaadka ee Ku deeqa daawoyinka loogu Gudbin lahaa Dawooyinka loo baahan yahay si meesha looga saaro daawooyinka badan oo aan la is ticmaalin oo dalka Keenaan.
Qorshahan ayaa waxaa ay Wasaaradda Caafimaadka XFS kawada dhamaan dowlad goboleedyada dalka.
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland Ayaa Qiimayntan Kasameysay Xarumaha Caafimaadka ee Ku yaal Xaafadaha Degmada Kismaayo iyo Hospitaalka Guud Ee Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here