Wasaaradda Ganacsiga Jubbaland oo Ganacsatada ugu baaqday in ay qaataan shuruucda Xafiiska tayo-dhowrka Jubbaland

0
300
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa dadaal ugu  jirta sidii ay u ilaalin laheyd waxyaabaha dakada kismaayo kasoo dago tayadooda.
Xafiiska tayodhowrka ayaa ah xafiis la socon doono wax walba oo laga soo dhoofiyo dalka dibadiisa oo la keeno Deegaanada Jubbaland iyo wax walibo oo dibada loo dhaafiyo oo laga dhoofiyo Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here