RASMI:- Donny van de Beek oo Ku Biiray Kooxda Man United.

0
864

England-(Idaacadda Waamo) Kooxda Man United ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Donny van de Beek kaas oo ay kala soo Wareegtay Reer Holland ee kooxda Ajx.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here