Maamulka dagmada Kismaayo oo xariga ka jaray Haamo biyo loogu shubayo dadka ku nool xaafadda midnimo

0
320

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dadka dagan xaafadda midnimo oo isugu jira dadkii ka soo laabtay xaqootiga dalka Kenya iyo kuwo ku barakacay gudaha  dalka ayaa waxa ay dhibaato ku qabeen helida biyaha,waxaa ayna dhowr jeer cabasho ka muujiyeen biyo la’aanta xaafadda ka jirta.

Gudoomiyaha maamulka dagmada kismaayo Ibraahim Yuusuf Maxamed Tima jilic iyo Wasaaradda Biyaha Jubbaland  oo ka Jawaabaya baahida biyo la,aaned ee ka jirta xaafada midnimo ayaa maanta xariga ka jaray Haamo biyaha loogu shubayo dadka dagan xaafada midnimo.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here