RASMI :- Barcelona Oo Ku Dhawaaqday In Xiddigii Rakitic uu Ka Tegay Kooxda

0
317

Spain-(Idaacadda Waamo) Barcelona ayaa Xaqiijisay in Xiddigeedii Khadka Dhexe ee Ivan Rakitic uu u Wareegay Kooxda Reer Spain ee Sevilla oo Lix Sannadood Ka hor ay Kala Soo Saxiixatay. Ivan Rakitic ayaa Dib ugu Laabtay Sevilla oo Sannadkii 2014 uu uga Soo Wareegay Kooxda Barcelona isaga oo Xilligaas Kusoo Guuleystay Tartanka Europa League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here