Dadka ku nool xaafadda midnimo ee Magaalada Kismaayo oo ka Cabanaya biyo yari soo wajahday xaafadda

0
405
Kismaayo-(Idaacadda)-Dadka ku nool xaafada madnimo ayaa waxaa ka soo yeereyso cabasho dhanka biyo yarida ah
Iyadoo dadka xaafadaasi dagan ay sheegeen in waayadaan ay soo food saartay xalad adag taas oo ah biyo la’aan.
Xaafadda ayaa waxa dagan dadkii ka soo laabtay xeryaha qoxotiga ee dalka Kenya haatan waxa ay ka cod sanayaan Dowlad goboleedka Jubbaland  in ay helaan biyo ku filan.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here