Sarif-layaasha Kismaayo oo ka waramay dhibaatada Lacagta Jeex-jeexan kala kulmaan

0
366

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Lacagta Shilin Soomaaliga ayaa noqotay mid mudo dheer kasoo Shaqeyneysay dalka oo aysan helin wax dayactir ah ama in la soo saaro lacago cusub oo shilinka soomaaliga ah, waxaana ay shaqeyneysaa ilaa dowladii dhexe dalka mudo 30-sano ka badan ayaa la isticmaalayaa waxaana jiro magaalooyin Soomaaliya ka mid ah oo aan laga isticmaalin oo kaliya looga tagay jeexjeexa iyo isqab qabsiga badan.

Qaar ka mid ah Sariflayaasha magaalada Kismaayo ayaa ka ka hadlay.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here