Kismaayo(Waamo Radio)Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Kismaayo oo baratay xirfadaha farsamada gacanta gaar kuwa Soolarka ku shaqeeya ayaa maanta soo bandhigay xirfadaha ay barteen iyo qaabka ay ugu shaqaynayaan.
Munaasabada loo qabtay dhalinyaradaan oo tiradoodu gaareyso 12 ayaa waxaa kasoo qayb galay sida maamulka degmada Kismaayo, Guddoonka ururka dhalinyarada Jubbaland, Madaxda ururka haweenka ee gobolka Jubbada Hoose, Odayaal dhaqameed iyo marti sharaf kale.
Waxaa warbixintaan inoo haaya,Cabdiraxiim Deeq Muuse.