Kismaayo-)Idaacadda Waamo0-Iyadoo dhawaan la furay duulimadyad garoonka ayaa wali waxaa socda baritaano lugu xaqiijinaaya rakaabka raacaya diyaaradaha iyo kuwa soo galaya garoonka Sayid Maxamed Cabdile Xasaan ee magaalada Kismaayo si dhamaantooda ay u wada maraan baritaan Caafimaad.
Duulimadyada garoonka ayaa aad u yar madam xayiraadii la saaraye garoonka ay wali socoto si looga taxdaro faafida Cudurka Covid-19.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.