Kooxda Napoli oo Arsenal Ka Dooneysa Xiddig Muhiim ah.

0
277

Landan-(Idaacadda Waamo) Kooxda Reer Italia ee Napoli ayaa Lagu Waramayaa in Arsenal ay Ka Heshiisay Xiddiga Sokratis Papastathopoulos

Sokratis Papastathopoulos ayaan Ku Jirin Qoryshayaasha Tababare Mikel Arteta ee Garoonka Emirates Waana Midda Keeneysa in Xidiga Daafaca ee Sokratis uu Xagaagaan Ka Dhaqaaqay Kooxda .

Kooxda Napoli ayaa aad ugu Dhow Wiilkaan Reer Greek ee Sokratis oo Xagaagaan Ka Tagayo Arsenal Xilli Hishiiskiisa uu Kula Jiro dhamaanayo 2021-ka

Channel-ka RAI ayaa Sheegaya in Sokratis Papastathopoulos uu Qarka u Saaran yahay in uu u Wareego todobaadkaan kooxda Napoli

Waxa ay wararku Xaqiijinayaan in Labada Koox ay isla Gaareen afgarad Waxa uuna Ku Wareegayaa aduun dhan 4.5 milyan oo euro

Laacibkaas 32-Sano Jirka ah Waxa uu Napoli Sanadkii uu Ka Qaadanayaa Mushaar Lacageed Dhan 2.5 Milyan oo euro Xilli Heshiis 3-Sano ay uu Siinayo Kooxda Napoli.

Arintaan ayaa Loo Badinayaa ay Napoli ugu Gogol Xaarayaan in ay Ka Kaaftoomaan Xidiga Daafaca ee Koulibaly Kaasi oo aad Loogu Badinayo in uu u wareegayo Kooxaha Ka Dhisan Magaalada Manchaster

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here