Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo Agab Caafimad kala wareegtay Hay ‘adda Save the Children

0
351

Kismaayo-(Idaacadda WaaAgabkan maanta ay Hay ‘adda Save the Children Ku wareejiyay  Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbland ayaa isugu jiray noocyo kala duwan kuwaasi oo loogu tala galay in laga hortago Faafida xanunka Covid-19 oo xiligan caalamka kusoo laba kacleyay waxaana agabyadan lagaarsiin doonaa xeryaha barakacayaasha Magaalada Kismaayo iyo sidoo kale Magaalada Dhooblay ee Katirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here