Kismaayo(Idaacadda Waamo)Magaalada Kismaaya waxaaa kunool Hooyooyin badan oo ganacsiyo kale duwan ku dhex leh magaalada, si ay uga soo saartaan Nolal malmeedkooda.
Hoyoyinka ka ganacsada cowska nooc yadiis kale duwan ayaa waxaa ay yihiin kuwa ka raadsada nolol malmedka Qoysaskooda.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.