Haweenka Deegaanka Goobweyn oo ka qeyb qaato Hormarka Ganacsi ee Deegaanka

0
311

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Deegaanka goobweyn ayaa mudooyinkii dambe waxaa laga dareemayaa  hormar xaga ganacsiga ah.

Iyadoo deegaanka ay dib ugu soo laabanayaan dadkii ku barakacay colaadihii sokeeye ee soo maray deegaanka,Haweenka ayaana ka qeyb qaadanaya hormarka deegaanka iyadoo ay jiraan haween badan oo ganacsiyo kala duwan ku leh deegaanka goobweyn, kuwaas oo u isteegay in ay deegaankooda horumariyaan.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here