Maamulka Degmada Kismaayo oo soo gaba-gabeeyay Ol’Ole Nadaafadeed oo Magaalada Kismaayo ka socday

0
473

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Mudooyinkii u dambeeyey waxaa  magaalada ka socday ol’ole nadaafadeed kaas oo lagu soo celi nayay bilicda magaalada Kismaayo,maadaama magaalada ay sii fideyso.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inoog diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here