Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo kulan la qaadatay Iskaashatooyinka Beeraha Jubbaland

0
276

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Kulankaan ay wasaaradda la qadaatay  isku duwa yaasha iyo  iskaashatooyinka  beeralayda sadexda gobol ee Jubbaland,waxaana looga arin sanayay sidii loo hormarin lahaa wax soo saarka beeraha.
Sidoo kale kulanka ayaa lagu falanqeeyay sidii looga gudbi lahaa caqabadaha in badan soo food saara dadka beeralaayda ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here